Archived Radio

Boosaaso- Friday, May 9, 2008

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo Xabsiga u Taxaabay Agaasimaha Idaacadda iyo TV-ga SBC


Waxaa saaka xabsiga loo taxaabey agaasimaha guud ee Idaacada SBC Mowliid Xaaji Cabdi, waxaana falkaas ku sameeyey Ciidamada Maamul goboleedka Puntland gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso, xiligaa oo uu agaasimihu ku dhex jiray howl maalmeedkisii shaqo...
Full Story
::Other Top News::
Gudoomiyaha Xusbiga Somali National Party Keyse Cali Qawdhan oo ku sugan buuhodle
Wareysi shebekada Xargaga Online la yeelatay gudoomiyaha Somalidiid gobolka Sool Cali Sandulle..
Roobab lagu diirsaday oo ka da'ay deegamo badan oo ka tirsan SSC, Daawo Sawirada Baliyada Buuhoodle
Tuug gacmeed u dhacay Aqal Madaxweyne Hanti qaali ahna ka qaatay
Dhageyso wararkii ugu dambeeyay ee dalka oo uu xafiiska Xargaga Online ee Xamar idiin soo tabinayo
Wasiirka Amniga Cabdulahi Siciid samatar oo beeniyay in ciidamo la keenayo Puntland

::Xargaga Online News::

Barack Obama took a big step toward the Democratic presidential nomination with an easy victory ..

Reuters-: May 7, 2008
Xargaga OnlineThe results helped Obama widen his lead over Clinton in the grueling Democratic duel for the right to face Republican John McCain in November's presidential election with just six nominating contests remaining...

Djibouti: Eritrea military buildup on border a provocation

New York-: May 7, 2008
Xargaga OnlineThe tiny port nation of Djibouti, a key U.S. ally in the Horn of Africa, has urged the U.N. Security Council to take immediate action to prevent a conflict with its northern neighbor Eritrea.

Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun...Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun..Inaa Lilaahi wa Inaa

Toronto-: May 6, 2008
Xargaga OnlineDhamaan jaaliyada Soomaalida ee Toronto,hawlwadeenada iyo shaqaalaha xargaga Online waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan (Ayaan Adan Baxnaan),waxayna uga tacsiyadeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi wiilkeeda alle ha u naxariistee Mohamed Abdi Warsame....

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo la qaatay dhigiisa dalka France iyo masuuliyiin kale

Paris: May 6, 2008
Xargaga OnlineMadaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku sugan dalka France ayaa shir jaraa'id qabtay kaddib kulan uu la qaatay Madaxweynaha dalkaas Nocolas Zarkozy, waxaana shirkiisaan jaraa'id uu kaga hadlay arrimaah nabadgalyada, dib u heshiisiinta iyo sicirbararka ka jira Somalia.

Mudaaharadyo maalintii labaad ka socda Muqdisho ee loogo soo horjeedo diidmada shilin Somaliga

Muqdisho: May 6, 2008
Xargaga OnlineBoqollaal qof oo careysan ayaa maalintii labaad isugu soo baxay suuqayada iyo waddooyinka waaweyn ee Muqdisho, waxaana xiran gabi ahaan goobaha ganacsiga iyo suuqyada waaweyn.Isku-soo-baxayaasha, ayaa waxay dhagaxtuurayaan gaadiidka iyo goobaha ganacsiga ee furan si ay uga jawaabaan diidmada Shillinka Somaliga, waxaana dadku ay ku dhawaaqayaan erayo ku liddi ah ganacsatada Gobolka Banaadir.

Maamulada u adeega Itoobiya ee Puntland & Somaliland oo hal nin u soo wada magacaabay Buuhoodle.

Buuhoodle-: May 6, 2008
Xargaga OnlineWaa Dhacdo layaab leh oo laga dheehan karo Maamulada local ka ah ee Puntland iyo Somaliland ee isku xiliga ah, dadka manta ka muuqda labadaa maamul ee hogaanka u haya ayaa waxay u badan yhiin (political nomination) oo macnaheedu yahay magacaabista siyaasada utaagan

Banaanbaxyadii Muqdisho ka socday ee looga soo horjeeday diidmada Lacagta Duugowday ee Kunka Shilin

HOL-: May 5, 2008
Xargaga OnlineWaxaa sii xoogeystay banaanbaxyo saaka ka bilowday magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay dhigayaan Dad ka careysan diidmada lacagta duugowday ee Kunka shilin, iyadoo haatan ay gebi ahaanba istaageen isu socodka Dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga ee magaalada Muqdisho...

Warbixin :- Maxaad ka ogtahay taariikhda Degmada Xadhadhanka ee Gobolka Cayn? Daawo Sawiro

Xadhadhanka: May 4, 2008
Xargaga OnlineMaxaad ka taqaan Degamada Xadhadhanka ee Gobolka Cayn?Yaa aasasay? Maxa aay ku caan tahay degmadu? Xargaga Online ayaa waxa ay idiin soo gudbineysaa warbixino, wareysiyo,muuqaalo kala duwan oo aanu ka soo qabanaya degmada Xadhadhanka iyada oo aan dhawaan idiin soo badnhigi doono guud ahaan xaalada gobolka Cayn qaybihisa kal duwan ayaan todobaadkna ku horeyneynaa degmada Xadhadhanka ee Gobolka Cayn

The African Union has called for more peacekeepers to be sent to Somalia in an attempt to stabilise

Addis Ababa-: May 4, 2008
Xargaga OnlineJakaya Kikwete and Yoweri Museveni, Uganda's president, agreed during a meeting on Friday on "the need for more troops for AMISOM, and appealed to the countries that pledged troops to fulfil their pledges".

Maxaad ka ogtahay Gacan Saarka Riyaale iyo Afqudhac? By Maxamed Cali Cilmi

Buuhoodle: May 3, 2008
Xargaga OnlineWaxaa maalinba maanta ka dambeysa soo ifbaxaya xiriirka qotada dheer qarsoodidana ah ee ka dhexeeya maamulka Gooni goosad doonka ee ka arimiya gobolada waqooyi ee Somalia iyo Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Xasan Dahir Maxamuud (Afqudhac).

Shirka ururka NSUM ee ka socda magaalada London oo isha lagu hayo lana sugayo waxa ka soo baxa...

London uk-: May 3, 2008
Xargaga OnlineJaaliyadaha SSC ayaa hambalyo iyo bogaadin xad dhaf ah u diraya shirka ururka NSUM ee ka socda magaalada London ee carriga ingiriiska.jaaliyadaha na soo gaadhsiiyey taageeradan waxay eebbe uga baryayaan hawlwadeenadda uruka in uu ka abaal mariyo hawsha ay iskood isugu xilqaamay...

Qaxootiga Canada ee u guntaday doorashada Puntland maxaa u muuqday?

Buuhoodle: May 2, 2008
Xargaga OnlineMarka laga soo bilaabo burburkii dawladii soomaaliyeed,wuxuu shaqsi kastaa lug iyo laan u fuulay sidii uu u tegi lahaa meel uu naftiisa iyo mustaqbalkiisa uu u doorbiday dhan nololeed iyo dhan dhaqaaleba.

The disintegration of Somaliland is a Fact, Local Somalis narrate

Hargaisa--: May 1, 2008
Xargaga OnlineThe doomed attempt to setup a treacherous, secessionist state in the Somali North in order to trigger the division and dissolution of Somalia is not only immoral, inhuman and evil. It is also impossible.
::Maqaalada::
Isimada ssc oo ay wareysatay shebekada Xargaga Online(Tukoraq)
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad Abdillahi M Guleed shirkii Naalaye Axmed(Garoowe)
Wareysi Cismaan Hassan haji Omar(Badawi)
M/xigeenka Puntland Mudane Xasan Daahir Afqudhac
(Buuga Tacsida Garaad Ismaaciil)Fadlan ku soo dir tacsidagaraadismail@xargaga.com
Dr Barkhadle oo wareysi gaar ah siiyey Xargaga Online
Barnaamijka Martida Todobaadka [M Khaawi]
Halkan ka Dhegeyso Banaanbaxii iyo doodi VOA Washington
Wareysi Abdirashid Barkhadle dagaalkii Boosaaso ka dhacay10/01/2008
::Muuqaalo::
Daawo war saxaafadeed Ali Jama Jengeli
Halkan ka dhegeyso wareysi xildhibaan Ali Baashe
Garaad Abdillahi M Guleed oo ku sugan Tukaraq
Halkan ka dhegeyso Mohamed Khaawi
Wareysi Sheikh Shariif Sheikh Ahmed January 11,2008
Hogaamiye kooxeed Dahir Riyaale oo u jawaabey A.Yussuf
Cade Muuse oo ka hadlaya Afduubkii shaqaalaha MSF
Prime Minister Nur Hassan Hussein wareysi muuqaal ah
Murtida Maanta iyo maansadii Osman Abdi Nuur Xaashi
Dood dhexmartay Mudane M A Hashi iyo Calooshii u Shaqeyste Casoowe
   

Xargaga Online. All Rights Reserved. Design by Sheelco, Inc